Labo Shax oo SHIDAN oo laga sameeyay xiddigihii u soo baxay Koobka Adduunka iyo kuwii ka haray

shs

(World) 12 Okt 2017. Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa xaqiijiyay boosaskooda koobka dduunka kulankoodii ugu dambeeyay ee is reeb reebka.

Waxaase haray xiddigo waa wayn sida Bale, Robeen, Sanchez, Mahrez, Vidal iyo xarfaankaloo badan.

Haddaba The Sun ayaa qalinka u qaadatay oo Labo Shax ka kala sameysay xiddigaha u soo baxay koobka adduunka ee 2018 lagu qaban doono Ruushka iyo kuwa ka haray.

SHAXDA laga sameeyay Xiddigaha ka haray Koobka Adduunka:

SHAXDA laga sameeyay Xiddigaha u soo baxay Koobka Adduunka:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close