Day: October 12, 2017
-
Spain
Karim Benzema oo diyaar u ah inuu dib ugu soo laabto Real Madrid
(Madrid) 12 Okt 2017. Karim Benzema ayaa maanta tababarka la qaatay Cristiano Ronaldo, Isco iyo xarfaanta kale ee Real Madrid…
Read More » -
Soomaaliya
DEG DEG: Elman oo gaartay Finalka Jeneraal Daa’uud
(Muqdisho) 12 Okt 2017. Naadiga Elman ayaa isa soo taagtay Finalka Jeneraal Daa’uud kaddib markii ay gool madi ah ku…
Read More » -
Afrika
XOG”Macallin Farayare oo hoggaamin doono qaranka Soomaaliya ee ku wajahan Kenya
(Muqdisho) 12 Oct 2017.Warar hor dhac oo ay heleyso Gool FM ayaa sheegaya in kooxaha dalkeena laga soo xuli doono…
Read More » -
Suuqa
Barcelona oo sheegtay in ay bisha Janaayo u dhaqaaqi doonto soo xero galinta Philippe Coutinho
(Catalonia) 12 Oct 2017. Arbacaddii agaasimaha guud ee Barcelona Oscar Grau, waxa uu difaacay xaaladooda dhaqaale waxa uuna sheegay in ay…
Read More » -
Wararka
Muxuu Mancini ka yiri kulanka Derby della Madonnina?
(Milan) 12 Oct 2017. Tababbarihii hore ee Inter Milan Roberto Mancini ayaa ka gaabsaday in uu saadaal qayaxan ka bixiyo kulanka…
Read More » -
Wararka
Muxuu Aguero ka qabaa fursadda uu Messi ugu soo biiri karo Man City
(Mancehster) 12 Oct 2017. Sergio Aguero wuu jeclaan lahaa in uu Lionel Messi kula soo biiro Manchester United balse waxa uu…
Read More » -
Wararka
Dilaalka Ozil oo qiraalkan sameeyey
(London) 12 Oct 2017. Wakiilka Mezut Ozil Erkut Sogut waxa uu sheegay in si wacan uu ku socdo wadahadallada qandaraaska kordhinta…
Read More » -
Italy
“Waxba Fassone Kubadda Cagta kama yaqaan”.
(Milan) 12 Oct 2017. Agaasimaha guud ee kooxda Catania Pietro Lo Monaco waxa uu weerar qayaxan ku qaaday dhiggiisa Milan Marco…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Taageereyaasha oo u codeeyey in Ronaldo ku guuleysan doono Ballon d’Or-ka sanadkan
(Madrid) 12 Oct 2017. Kaddib codeyn ay qaaday Majaladda Marca oo ay ku aragti dhiibanayeen taageereyaasha aqrista cidda u qalanta hanashada…
Read More » -
Soomaaliya
HORDHAC: Elman vs Heegan….(Semi-final ka Jenaraal Daa’uud)
(Muqdisho) 12 Okt 2017. Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhici doona Garoonka Banadir Stadium kaa uu u dhaxeeya kooxaha…
Read More »