Sidee u muuqan lahaayeen ciyaartoyda haddii ay BIDAAR lahaan lahaayeen…(MUUQAAL QOSOL BADAN)

bi1

(World) 11 Okt 2017.  Waxaa muuqaal laga sameeyay  qaar ka mid ah xiddigaha ugu caansan kubbada cagta ee waqtigan sida ay u muuqan laahaayeen haddii ay Bidaar lahaan lahaayeen ama xiiranaan lahaayeen.

Bogga Oh My Goal ayaa Muuqaalkan qosolka badan leh ka sameeyay.

Haddaba DAAWO kee kugu yaab badan:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close