Aguero oo tababbarka fudud ku soo laabtay

skysports-sergio-aguero-manchester-city-football-premier-league_3912954

(Manchester) 11 Oct 2017. Sergio Aguero waxa uu dib ugu soo laabtay tababbarka fudud kaddib shil uu galay oo feerahiisa waxyeelo gaarsiyey.

29 jrika waxaa la filayey in uu muddo garoomada ka maqnaado, balse diktoorkiisa Donato Villani waxa uu sheegay in uu dhib ku qabo socodka.

Hae ahaatee, maamulka City ayaa soo saaray qoraal ay ku sheegayaan in xiddigga macalimiinta jirka uu la qaatay tabbbat fudud.

Waxa ay intaa raaciyeen in uu maalin walba tababbaran doono ilaa uuu si buuxda uga soo kabasado jugta.

Aguero 6 gool ayuu u dhaliyey City 6dii kulan ee uu Premier League-ga u saftay ololahan.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close