Waa sidee xaalka Jones kahor kulanka Anfield?

FBL-WC-2018-ENG-SVK-PRESSER

(Manchester) 10 Oct 2017. Manchester United qabar wacan ayey heleysaa kaddib markii lo sheegay in Phil Jones kulanka Liverpool u dheelo karo.

Jones ayaa ka maqnaa kulamadii England ee is reeb reebka Koobka Aduunka.

Laacibkii hore ee Blackburn waxa uu dheelay 7dii kulan ee ay United dheeshay waxa uuna ku kasbaday kalsoonidda Mourinho.

Kaddib markii tijaabo caafimaad la marsiiyey kahor kulamadii Slovenia and Lithuania, Jones waxa uu ku haray Manchester.

Waxa uu ka sheekanayey dhaawac yar oo jilibka ah balse Manchester United kalsooni ayey ku qabtaaa in uu dheeli doono kulanka Anfield, sidaas waxaa qabta Mancehster Eveninig News.

United kaliya 2 gool ayaa laga dhaliyey 7dii kulan ee ay dheeshay Premier League-ga.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close