EEG: Saddex qaab oo loo dhigi karo shaxda Arsenal kaddib dhaawicii soo gaaray Mustafi dartiis

Medical staff help injured Germany's def

(London) 10 Oct 2017. Arsenal waxaa kulamada qaaramada uga soo dhaawacmay mid ka mida xiddigeheedea ugu muhiimsan, Mustafi.

Laacibkan ayaa muddo garoomada ka maqnaan doona sida uu xaqiijiyey tababbaraha Germay Low.

Sida la fahansan yahay kulamada laga yaabo in uu maqnaado waxaa ka mid ah Watford, Everton, Swansea and Man City.

Sidoo kale waxa uu seegi karaa kulanka Europa League-ga ee Crvena Zvezda.

HADABA SIDAN AYEY U EKAAN KARTAA SHAXDA ARSENAL LA’AANTA MUSTAFI

lineup-2419 lineup-2419-1 lineup-2419-2

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close