Arsenal oo soo xerogalinaysa Arda Turan bisha janaayo

Image result for Arda Turan Arsenal

(London) 09 Okt 2017 Kooxda Arsenal ayaa u dhaqaaqaysa soo xerogalinta laacibka Barcelona ee Arda Turan sida ay baahisay AS.

Arsenal ayaa xiriir la samaysay Arda Turan si uu ugu soo biiro bisha janaayo kadib markii uu ka baxay qorshaha tababaraha Barcelona.

Image result for Arda Turan Arsenal

Arda Turan ayaa aqbalay dalabka uga yimid Arsenal, wararka ayaana sheegaya in Barcelona ay si hor dhac ah u aqbashay iibka laacibka reer turki.

Gunners ayaa ku fashilantay soo xerogalinta Arda Turan suuqii xaggaaga markaas oo laacibku uu doortay sii joogida Barcelona.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close