Day: October 9, 2017
-
toos
GOOGOOSKA: Albania vs Italy 0-1 (Italy oo gaartey guul muhim u ah Play-off-ka)
Albania: Berisha; Hysaj, Veseli, Mavraj, Agolli; Kace, Basha; Roshi, Memushaj, Grezda; Sadiku Kaydka: Hoxha, Kolici, Lila, Lenjani, Xhimshiti, Ahmedi, Balliu, Memolla,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Israel vs Spain 0-1 (Spain oo Israel hal u dhiibtey)
Israel: Harush; Keltjens, Tibi, Ben Haim, Davidzada; Natcho, Cohen, Kabha; Atar, Hemed, Melikson Kaydka: Amos, Kleyman, Elhamed, Einbinder, Vered, Elo,…
Read More » -
England
Arsenal oo soo xerogalinaysa Arda Turan bisha janaayo
(London) 09 Okt 2017 Kooxda Arsenal ayaa u dhaqaaqaysa soo xerogalinta laacibka Barcelona ee Arda Turan sida ay baahisay AS. Arsenal ayaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Qayb ka mid ah liiska hordhaca ah ee ciyaartoyda u tartamaya Ballon d’Or oo la shaaciyay
(Paris) 09 Okt 2017 Jariirada France Football ayaa maanta shaacisay qayb kamid ah liis ka kooban 30 laacib oo u sharaxan abaal…
Read More » -
Italy
ALBANIA VS ITALIA: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!
(Tirana) 09 Okt 2017 – Waxaa caawa kulanka ugu dambeeyay wareeggooda yeelan doona xulalka Albania vs Italy oo ku wada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Maxaa Barcelona lagala soo doonayaa Premier League?!” – Arsene Wenger oo mucaaraday in Barca lagu daro EPL
(London) 09 Okt 2017 – Macallinka Arsenal ee Arsene Wenger ayaan rumaysnayn in xitaa lagaba fikiro in Barcelona loo ogolaado…
Read More » -
England
Arsenal oo ciyaaryahan ka doonaysa horyaalka Maraykanka (DAAWO Xirfadiisa)
(London) 09 Okt 2017 Kooxda Arsenal ayaa u dhaqaaqaysa soo xerogalinta laacib u ciyaara kooxda Atlanta United ee horyaalka MLS. Shabakada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Horyaalka Talyaaniga oo ay ka dhacday arrin ay ugu dambaysay 20 sano
(Roma) 09 Okt 2017 – Markii ugu horreeysey muddo 20 sanadood ah, ayaysan dhicin in macallin – xitaa hal –…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Marar badan baan ku xanaaqaa Gonzalo Higuain” – Max Allegri
(Torino) 09 Okt 2017 – Macallin Massimiliano Allegri ayaa qirtay “Inuu marmar ku xanaaqo” qannaaska kooxdiisa Juventus ee Gonzalo Higuain…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Ma waareen haddii Milan la ii dhiibi lahaa, in Sacchi la igu misaalana meel ka dhac ayay isaga ku tahay!” – Sarri
(Napoli) 09 Okt 2017 – Macallinka Napoli ee Maurizio Sarri ayaa saadiyay “inuusan waari lahayn” haddii 2015-kii loo magacaabi lahaa…
Read More »