Day: October 4, 2017
-
Germany
Inter oo markale isku dayeeysa saxiixa Arturo Vidal kadib bixitaankii Ancelotti
(Milan) 04 Okt 2017 Kooxda Inter Milan ayaa markale isku dayi doonta saxiixa laacibka qadka dhexe ee Bayern Munich. Corriere dello…
Read More » -
England
Cesc Fabregas oo sanado badan kadib qirtay inuu Pizza ku dhiftay Sir Alex Ferguson
(London) 04 Okt 2017 Cesc Fabregas ayaa sanado badan kadib qirtay inuu ahaa laacibkii Pizza-ha ku dhiftay tababarihii hore ee Man…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo og magaca tababaraha cusub ee Bayern Munich
(Munich) 04 Okt 2017 Madaxwaynaha kooxda Bayern Munich ee Uli Hoeness ayaa sheegay in tababare Pep Guardiola uu garanayo magaca tababaraha cusub…
Read More » -
Spain
“Ganacsi ayaanba shuraako ku noqon rabnaa.” Pique oo beeniyay inuu khilaaf kala dhexeeyo Ramos
(Spain) 04 Okt 2017. Gerard Pique waa xag jir reer Catalonia ah isla markaana u ololeynaya sidii ay gooni isugu…
Read More » -
England
Dhaawaca Alvaro Morata oo dab ku sii shiday qilaafka u dhexeeya Conte iyo maamulka Chelsea
(London) 04 Okt 2017 Dhaawicii soo gaaray weerar yahanka reer Spain ee kooxda Chelsea ayaa qilaaf hor leh ka dhex abuuray…
Read More » -
England
Xiddigaha ugu ordka dheereeya Premier League ilaa iminka oo la soo saaray
(England) 04 Okt 2017. Da’yarka Man City Leroy Sane ayaa noqday laacibka ugu orodka dheereeya Premier League kaddib wacdarihii uu…
Read More » -
England
Barcelona oo markale Cautinho usoo geed fariisanaysa bisha Jannaayo
(Barcelona) 04 Okt 2017 – Laacibka kooxda Liverpool ee Philippe Coutinho ayaa mar kale lala xiriirinayaa kooxda Barcelona narka la…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Taageerayaasha daawada kulamada ay AC Milan San Siro ku ciyaarto oo ku dhowaad laba jibaarmey
(Milano) 04 Okt 2017 – Kooxda AC Milan ayaa haatan dhex heehaabaysa xaalad cakiran kaddib markii ay Axaddii la kulantay…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus oo xiisaynaysa wiil uu dhalay Lilian Thuram
(Torino) 04 Okt 2017 – Juventus ayaa sida lasoo sheegayo waxay isha ku haysaa wiil uu dhalay Lilian Thuram, kaasoo…
Read More » -
Italy
Kooxda Inter Milan oo Javier Pastore isha ku haysta bisha Jannaayo
(Milano) 04 Sebt 2017 – Inter Milan ayaa sida sida lasoo werinayo waxay xiisaynaysaa saxiixa laacibka khadka dhexe ee Paris…
Read More »