Day: October 3, 2017
-
Spain
Marcelo oo loo haysto canshuur uu lunsaday (Goorma ayaa la maxkamadaynayaa?)
(Madrid) 03 Okt 2017 Daafaca kooxda Real Madrid ayaa qayb ka noqday ciyaartoyda lagu soo eedeeyay inay lunsadeen canshuur. Garsoorka Spain…
Read More » -
Germany
Bayern Munich oo xiriir la samaysay Luis Enrique
(Munich) 03 Okt 2017 Tababarihii hore ee Barcelona ayaa lagu soo daray liiska tababareyaasha lala xiriirinayo kooxda Bayern Munich. Saxafi Spanish…
Read More » -
Spain
Cabsi laga muujinayo xaalada caafimaad ee Dani Carvajal
(Madrid) 03 Okt 2017. Warsidaha Marca ee ka soo baxa Spain ayaa sheeganaya in Carvajal uu qabo xaalad si naadir…
Read More » -
Aasiya
Xiddigii Soomaaliyeed ee kooxda Chelsea oo lagu daray xulka qaranka Sacuudiga
(Riyad) 03 Okt 2017 Mukhtar Ali oo ah 20 jir ayaa looga yeeray xulka qaranka Sucuudiga kadib markii la siiyay Basaboorka…
Read More » -
Germany
Louis van Gaal oo lala xiriiriyay kooxdiisii hore ee Bayern Munich
(Munich) 03 Okt 2017 Tababaraha reer Holland ee Louis van Gaal ayaa lala xiriiriyay kooxdiisii hore ee Bayern Munich. Sida ay sheegayaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Bomb laga helay meel ku dhow garoonka PSG
(Paris) 03 Okt 2017. Meel ku dhow garoonka kooxda maal qabeenka ee PSG ayaa laga helay walxaha qarxa saacad yar…
Read More » -
England
Tababaraha xulka Belgium oo beeniyay inuu qilaaf kala dhexeeyo kooxda Man city
(Belgium) 03 Okt 2017 Tababaraha xulka qaranka Belgium ee Roberto Martinez ayaa beeniyay inuu qilaaf kala dhexeeyo kooxda Man City. Roberto Martinez…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Sida Ronaldo oo kale ayaan u tuuri karaa Laadadka Xorta ah (free-kicks).”.
(Manchester) 03 Okt 2017. Da’yarka u soo baxaya Manchester United Marcus Rashford ayaa sheegay inuu laadadka xorta ah u tuuri…
Read More » -
Germany
Arjen Robben oo beeniyay inuu dhaleeceeyay tababare Carlo Ancelotti
(Munich) 03 Okt 2017 Laacibka garabka weerarka uga ciyaara Bayern Munich ee Arjen Robben ayaa beeniyay war laga faafiyay. Wargayska Kicker ee…
Read More » -
Ameerika
Messi oo walwal ku abuuray taageerayaasha xulka Argentina
(Argentina) 03 Okt 2017 Lionel Messi ayaa ka soo dib dhacay waqtigii loogu talo galay inuu ku biiro tababarka xulkiisa Argentina.…
Read More »