XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 02 Okt 2017 – Waxaa shalay iyo dorraad la ciyaaray todobaadkii 7-aad ee horyaalka Talyaaniga oo ay durba hoggaanka u hartay Napoli oo haatan ah kooxda qura ee hoggaanka ku xarragoonaysa kaddib barbarrihii Juve.
Haddaba, todobaadkan oo kulankii ugu adkaa ay kooxda AS Roma middida u dhigtay kooxda AC Milan oo ay gurigeeda 2-0 kula dhufatay, waxaa xulkii todobaadkan ugu wacnaa horyaalka Talyaaniga sidii caadada ahayd soo xulay Dave Taylor ee hoos ka dheeho.
Antonio Mirante [Bologna]
Kalidou Koulibaly [Napoli]
Stefan de Vrij [Lazio]
Mattia Caldara [Atalanta]
Lucas Castro [Chievo]
Luis Alberto [Lazio]
Marcelo Brozovic [Inter]
Alessandro Florenzi [Roma]
Dries Mertens [Napoli]
Maxi Lopez [Udinese]
Rodrigo Palacio [Bologna]
XARFAANTA XUSIDDA MUDAN: Marek Hamsik [Napoli], Jorginho [Napoli], Edin Dzeko [Roma], Federico Bernardeschi [Juventus], Alejandro Gomez [Atalanta], Marco Parolo [Lazio]
Gool FM