Mats Hummels oo beeniyay inuu qayb ka ahaa dagaalkii lagu cayriyay Ancelotti

Image result for Hummels Ancelotti

(Munich) 02 Okt 2017 Daafaca kooxda Bayern Munich ee Mats Hummels ayaa iska fogeeyay warar lagu daabacay saxaafada jarmalka.

Laacibkii hore ee Borussia Dortmund ayaa beeniyay inuu qayb ka ahaa dagaalkii kooxda looga eryay tababare Carlo Ancelotti.

Image result for Hummels Ancelotti

“Dhamaan wixii la faafiyay waa been, waxay ii qoreen sidii inaan dilay boqor, taasna marnaba ma ahan wax sax ah” ayuu u sheegay Wargayska Bild.

Waxaa la faafiyay in Mats Hummels uu ka mid ahaa 5-laacib oo dagaal uu kala dhexeeyay Ancelotti kuwaas oo sababay in laga cayriyo kooxda.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close