Day: October 2, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Xiriirka Talyaaniga ee FIGC oo soo bandhigay astaan cusub! + Sawirro
(Roma) 02 Okt 2017 – Xiriirka kubadda cagta Talyaaniga ee FIGC ayaa fiidkan soo bandhigay astaanta cusub ee xiriirkaasi, iyadoo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Man United oo ku dhididsan qaabkii ay u xafidan lahayd Marouane Fellaini!!
(Manchester) 02 Okt 2017 – Kooxda Manchester United ayaa la socota inay karraariyaan qorshaha ay qandaraaska ugu cusboonaysiinayaan laacibka ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”10 bilood baan nasanayaa horta” – Carlo Ancelotti
(Jerusalem) 02 oKT 2017 – Carlo Ancelotti ayaa xaqiijiyay inuu ‘nasan doono 10-ka bilood ee soo aaddan, sidaa darteed uusan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?
(Roma) 02 Okt 2017 – Waxaa shalay iyo dorraad la ciyaaray todobaadkii 7-aad ee horyaalka Talyaaniga oo ay durba hoggaanka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Milan igama qaadanin taladii aan siiyay wayna ka shallaayeen” – Arigo Sacchi + Sawirro
(Milano) 02 Sebt 2017 – Arrigo Sacchi ayaa daboolka ka rogey inuu maamulka AC Milan kula taliyay inay qaataan macallinka…
Read More » -
Germany
Bayern Munich oo shaacisay mudada uu garoomada ka maqnaanayo Franck Ribery
(Munich) 02 Okt 2017 Bayern Munich ayaa war bixin rasmi ah ka soo saartay dhaawicii soo gaaray laacibkooda Franck Ribery. 34 jirka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Barcelona oo shaqo joojin ku dhawaaqday
(Catalonia) 02 Okt 2017. Barcelona ayaa ku dhawaaqday shaqo joojin iyadoona ka dibad baxeysa isla markaana qaadacsan wixii shalay ka…
Read More » -
England
Alvaro Morata oo laga reebay xulka Spain
(Europe) 02 Okt 2017. Dhaliyaha cusub ee Chelsea Alvaro Morata ayaa laga reebay xulka qaranka Spain ee kulamada isreeb reebka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Maxaa dhacaya haddii ay Barcelona ku soo biirto Premier League!!??.
(Europe) 02 Okt 2017. Kaddib markii ay Gunners 2-0 ku dubatay Brighton,tababare Arsene Wenger ayaa ka hadlay fikirkiisa ku aadan…
Read More » -
Spain
Zidane oo rajaynaya in Ronaldo uu gool ka dhaliyo La Liga kulanka Getafe
(Madrid) 02 Okt 2017 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay gool dhalin la’aanta soo wajahday Cristiano Ronaldo.…
Read More »