Messi oo 2-dhaliyay midna caawiyay xilli ay Barcelona guul ku gaartay Nou Camp oo haawanaya

(Catalonia) 01 Sebt 2017. Barcelona ayaa 3-0 kaga adkaatay Las Palmas kulan aysan soo xaadirin wax taageerayaal ah haba yaraadaane.

Barca ayaa dooneysay inay kulanka baajiso kaddib qalalaasihii saakay ka dhacay gobalka Catalonia oo doonaya inuu gooni isku taago balse xiriirka La Liga ayaa ugu goodiyay in laga jari doono lix dhibcood sidaa darteed ayay go’aansadeen inay ku ciyaaraan garoon cidlo ah iyadoo 98 kun oo taageerayaal lagu celiyay bannaanka.

Qeybtii hore ayaa lagu kala nastay 0-0.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad ayaa waxaa Barca gool u dhaliyay laacib aan looga baran goolasha Sergio Busquets kaddib markii uu madaxa ku dhaliyay kubbad uu ka helay Lionel Messi.

Lionel Messi ayaa is raacsaday labada gool ee kale isagoona sare u sii qaaday goolashiisa La Liga.

SAWIRRO:

barca

 Lionel Messi stands with the match officials in front of an empty Nou Camp

 Barcelona stood for their team photo at the Nou Camp wearing warm-up t-shirts in the colours of the Catalan flag

 The scoreboard had the word 'Democracy' written instead of the team names and the score

 Both teams shook hands at the Nou Camp in front of 98,000 empty seats

 As many as 98,000 fans were left outside the Nou Camp as confusion reigned ahead of Barcelona's game with Las Palmas

 Barcelona and Las Palmas are playing in front of an empty Nou Camp Fans were left confused as they were left outside the Nou Camp

 Thousands of people were left outside the Nou Camp, which is the biggest sports stadium in Europe

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close