Xulka Talyaaniga ee la kala ciyaaraya Macedonia & Albania oo lagu dhawaaqay

(Roma) 30 Sebt 2017 – Simone Verdi iyo Leonardo Spinazzola ayaa lagusoo daray xulka Talyaaniga ee la kala ciyaari doona Macedonia iyo Albania, balse lama keenin Simone Zaza iyo Mario Balotelli.

Xulka Azzurri yaa Jimcaha Macedonia ku martigelin doonaa magaalada Torino 6-da Oktoobar, waxay deeto booqan doonaan magaalada Tirana ee caasimadda Albania oo ay xulka dalkaasi ku waiji doonaan Isniinta 9-ka Oktoobar.

Hoos ka eeg xulka la magacaabay oo dhamaystiran:

 

GOOLWALAYAAL: Gianluigi Buffon (Juventus), Gianluigi Donnarumma (Milan), Mattia Perin (Genoa);

DAAFACYADA: Davide Astori (Fiorentina), Andrea Barzagli (Juventus), Leonardo Bonucci (Milan), Giorgio Chiellini (Juventus), Danilo D’Ambrosio (Inter), Matteo Darmian (Manchester United), Daniele Rugani (Juventus), Leonardo Spinazzola (Atalanta), Davide Zappacosta (Chelsea);

KHADKA DHEXE: Daniele De Rossi (Roma), Marco Parolo (Lazio), Lorenzo Pellegrini (Roma), Marco Verratti (Paris Saint Germain), Federico Bernardeschi (Juventus), Antonio Candreva (Inter), Stephan El Shaarawy (Roma), Lorenzo Insigne (Napoli), Simone Verdi (Bologna);

WEERARKA: Andrea Belotti (Torino), Eder Citadin Martins (Inter), Manolo Gabbiadini (Southampton), Ciro Immobile (Lazio).

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close