Taageerayaal si xun ugu dhaawacmay garoon Faransiiska ku yaalla (Maxaa dhacay?) + Sawirro

(Amiens) 30 Sebt 2017 – Waxaa shil xumi ka dhacay ciyaar dhex maraysay kooxaha Amiens vs Lille oo ka tirsanayd horyaalka Faransiiska ee Ligue 1 taasoo ka dhacaysay garoonka Licorne Stadium ee magaalada Amiens.

3 taageere oo dhaawacyo halis ah qaba ayaa isbitaalka loola cararay kaddib markii uu lasoo go’ay xayndaabka garoonka, iyadoo la sheegayo inay guud ahaan dhaawacmeen 18 taageere.

Garoonkan ayaa dhowaanahan uun la dayac tiray kaddib markii ay heerka 1-aad usoo dallacday kooxda Amiens.

b b2 b3 b4

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close