Harry Kane oo soo barbareeyay Cristiano Ronaldo

Image result for Harry Kane vs Ronaldo

(London) 30 Seb 2017 Weerar yahanka kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa soo barbareeyay laacibka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo.

Harry Kane ayaa laba gool ka dhaliyay galabta kooxda Huddersfield Town, wuxuuna dhaliyay goolkiisii 84-aad ee Premier League.

Wuxuuna soo barbareeyay Ronaldo kaas oo 84 gool ka dhaliyay Premier League intii uu u ciyaarayay kooxdiisii hore ee Manchester United.

Harry Kane ayeey ku qaadatay inuu dhaliyo 84 gool 123 kulan oo uu ka soo muuqday horyaalka ingiriiska halka Ronaldo ay ku qaadatay inuu dhaliyo tiro intaas la eg 196 kulan oo uu u saftay Man United.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close