DAAWO: Ronaldo oo soo bandhigay kabaha kubadda cagta ee ka buuxa gurigiisa

cristiano-ronaldo-real-madrid-cf-v-valencia-cf-la-liga-29042017_1xbfa79iufgut128nlpimdw6jx

(Madrid) 30 Sebt 2017. Cristiano Ronaldo waxa uu ku soo dhaweeyey qasrigiisa koox marti ah si ay u arkaan kabaha kala duwan ee yaal gurigisa – waxa ay qeyb ka ahayd dhacdo xafladeed.

Laacibka reer Portugal waxa uu u furay albaabadiisa si ay qolyaha kaamirada la ordo ay gudaha u soo galaan.

Dadkii nasiibka u lahaa waxaa ka mida wiilasha midna caanka ku ah Video Game-ka DJMariio iyo Vinsky 360 oo aad looga yaqaan Youtube-ka.

Kabaha gabi-goodaba waxa ay ahaayeen kuwa Kubadda Cagta.

Guji Link-kan

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close