SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Chelsea iyo Man City ka hor kulankooda berito

ch

(England) 29 Sebt 2017. Chelsea iyo Man City ayaa isugu biro tumanaya kulan xiiso leh oo ka tirsan Premier League oo berito Stamford Bridge ku dhex mari doona.

Kooxda Pep Guardiola ayaa waxaa dhaawac ka soo gaaray dhaliyahooda ay baryahaan u saarneyd ee Sergio Aguero kaddib markii uu shil baabuur ku galay dalka Holland.

Jariiradda The Sun ayaa shax isku dhaf ah ka sameysay labada kooxdood ka hor kulankooda berito iyadoona safka ku badisay Blues xilli ay Man City hogaanka heyso.

Haddaba EEG safka isku dhafka ah:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close