Taageere Garoonka u soo galay xalay si uu u Dhunkado/Shumiyo Lugta Bidix ee Messi!!!+SAWIRRO

(Lisbon) 28 Sebt 2017. Taageere Geesi ah ayaa xalay soo galay garoonka ciyaartii ka dhacday dalka Portugal ee u dhexeysay Barcelona iyo Sporting Lisbon kulan ay kooxda reer Spain ku adkaatay gool caato ah.

Messi ayaa si quman u soo dhaweeyay taageeraha garoonka soo jabsaday iyagoona u sheekeystay sida saaxiibo waa hore kala lumay.

Taageeraha da’da yar ayaa dhunkaday lugta midix ee 5-ta jeer lagu qaaday Ballon d’Or.

Kabtanka xulka Argentina ayaana dhoola caddeeyn ku sii sagootiyay taageeraha oo markii dambe ay garoonka ka saareen ilaalada.

SAWIRRO:

lio

 Lionel Messi and the pitch invader embraced on the field

 It was a memorable night for Lionel Messi's super-fan before security carted him off the field

 Security would drag the youngster away as Barca claimed victory in Lisbon

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close