HORDHAC: BATE Borisov Vs. Arsenal

BATE-Borisov-vs-Arsenal-Predictions-Europa-League

(Bate) 28 Sebt 2017. Gunners waxa ay kulanka labaad ee Europa League-ga la dheeli doontaa FC BATE.

Wiilasha Wenger waxaa ka go’an helida 3-da dhibcood si aysan dhibba ugala kulmin Group-kooda.

Maxaa ka cusub Arsenal?

-Arsenal waxa ay ku soo gali doontaa koox u eg middii 3-1 uga badisay Cologne kulankii kowaad ee Europa League-ga ee ay Group-keeda dheesho.

– Mesut Ozil daqiiqado wuu heli doonaa si loo dhiso taam ahaanshihiisa guud.

– Jack Wilshere, Mohamed Elneny, Alex Iwobi, Theo Walcott, Rob Holding, David Ospina iyo  Ainsley Maitland-Niles dhammaan boos bilow ah ayey isha ku wada hayaan.

RAADRAAC

-Arsenal 5 ka mida 6dii kulan ee ugu dambeeyey Europa (UEFA) League-ga wey badisay.

-BATE ma aysan guuleysa 10 ka mida 11kii kulan ee ugu dambeeyey Europa League-ga.

SAFAFKA LA FILI KARO

kkkkkkkkk

Gegida: Borisov Arena

Saacadda Geeska Africa: 8Pm

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close