HORDHAC: Paris Saint – Germain Vs. Bayern Munich

PSG-vs-Bayern-Munich-Champions-League-Predictions

(Paris) 27 Sebt 2017. Kulanka ugu adag Champions League-ga waxa uu arbacada ku dhexmari doonaa Paris kooxaha PSG iyo Bayern.

Laba murqo weynayaan waxa ay ku loolamayaan toodii ku soo bixi lahayd kaalinta kowaad ee Group-kooda.

PSG

– Javier Pastore wuu ka dhaawacn yahay PSG balse Emery waxa uu xaqiijiyey in Angel Di Maria ku jiro safka Bayern wajahaya.

-Neymar cag xanuun ayuu ku seegay kulankii Montpellier balse waa diyaar hadda.

– Yuri booskiisa ayuu sidoo kale xejisan doonaa.

Bayern

– Arturo Vidal wuu ka soo laabtay ganaaxii uu ku maqnaa.

– Tiago Alcantara shaki ayaa ku jira.

– Juan Bernat wuu maqan yahay halka shaki isna ku jir Alaba.

– Manuel Neuer dhaawac ayuu ku seegayaa kulankan.

RAADRAAC

-Bayern Munich 5 ka mida 6dii kulan ee ugu dambeeysay wey badisay Champions League-ga.

-PSG ugu yaraan 2 gool wax ka badan ayey dhalisay 6 ka mida 7dii kulan ee ugu dambeeysay Champions League-ga.

SAFAFKA LA FILI KARO.

PSG

Gegida: Perc de Princes

Saacadda Geeska Africa: 9:45Pm

Dhex dhexaadiyaha:  Antonio Mateu (Spain)

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close