SSC NAPOLI VS FEYENOORD: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Napoli) 26 Sebt 2017 – Kooxda SSC Napoli oo kulankii hore ee furitaanka heerka guruubyada guuldarro qaraar kala kulantay kooxda reer bariga Ukraine Shakhtar Donetsk ayaa caawa doonaysa inay kasoo kabato marka ay marti geliso kooxda Feyenoord.

Dhanka Napoli: La yaab malaha in maaddaama uu guul u baahan yahay uu Sarri  Feyenoord ku wajoho safkiisa ugu adag. Waxaa usoo laabtay Chiriches.

Dhanka Feyenoord: Macallin Van Bronckhorst ayaa isagu xaalad deg deg ah wajahaya, natiijo ahaan iyo saf ahaanba, waxaana xitaa ka maqan Botteghin.

b

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close