XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 25 Sebt 2017 – Waxaa xalay iyo habeen hore la ciyaaray todobaadkii 6-aad ee horyaalka Talyaaniga oo ay durba hoggaanka isku hayaan kooxaha Napoli iyo Juve oo haatan kaligood taxa sare ku hilan.

Waxaa todobaad dhamaadkii dhacay waxyaabo badan oo lama filaan ahaa sida Samp oo guuldarro silloon balse ay u qalantey dhadhansiisay kooxda AC Milan, haddaba Dave Tylor ayaa inoo haya safkii ugu wanaagsanaa todobaadan ee ka bogo.

Salvatore Sirigu [Torino]

Adam Marusic [Lazio]

Dario Dainelli [Chievo]

Luis Felipe [Lazio]

Faouzi Ghoulam [Napoli]

Jose Callejon [Napoli]

Miralem Pjanic [Juventus]

Stephan El Shaarawy [Roma]

Paulo Dybala [Juventus]

Ciro Immobile [Lazio]

Edin Dzeko [Roma]

XARFAANTA XUSIDDA MUDAN: Alex Sandro [Juventus], Duvan Zapata [Sampdoria], Robert Inglese [Chievo], Marco Sportiello [Fiorentina], Stephan Lichtsteiner [Juventus] Federico Chiesa [Fiorentina]

Ser

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close