SAWIRRO: Real Madrid oo u duushay Jarmalka

(Europe) 25 Sebt 2017. Naadiga Real Madrid ayaa u duushay magaalada Dortmund ee dalka Jarmalka si ay Champions League habeen dambe ula ciyaarto Borussia Dortmund oo ay ka wada tirsan yihiin Group H.

Toni Kroos ayaa la safray Los Blancos balse walaac laga muujinayo taam ahaanshihiisa kulanka.

Marcelo iyo Benzema ayaa weli dhaawac ku maqan waxayna u badan tahay inay ku soo wada bilaaban doonaan Bale iyo Ronaldo.

SAWIRRO:

real

 Real Madrid captain Sergio Ramos is likely to lead the team against Borussia Dortmund tomorrow

 Real Madrid wonderkid Marco Asensio and in-form Isco look relaxed on the club's private jet

 Toni Kroos and Real Madrid keeper Kiko Casilla pose for a picture on their way to Dortmund

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close