RASMI: Daa’uud Tubaal oo ku biiray Elman…+SAWIRRO

(Muqdisho) 25 Sebt 2017. Naadiga Elman ayaa soo bandhigtay xiddig kale oo muhiim ah ay kala soo wareegtay kooxda LL. PP. Jeenyo oo bur bur ku dhacay.

Elman ayaa si fiican uga soo dukaameysatay kooxda Jeenyo oo ay horey uga soo qaadatay Daandii, Anwar Shakunda, Meyma iyo Daa’uud Cabdulaahi Tubaal oo iminka ku biiray.

Tubaal ayaa kooxdiisa cusub u xiran doona Lambar 16.

Safkii dahabiga ahaa ee Jeenyo cidna kama harin marka laga reebo kabtankooda Ahmed Tahliil oo qudhiisa la hubin inuu sii joogi doono.

SAWIRRO:

IMG_8083 IMG_8084 IMG_8086 IMG_8089 IMG_8093 IMG_8100 IMG_8107 IMG_8110

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close