Messi, Sanchez, Ozil…(Shax laga sameeyay Koox Cajiib ah oo Bilaash lagu heli karo!!!)

ozil

(Europe) 25 Sebt 2017. Manchester United, Arsenal, Barcelona, Juventus iyo Inter Milan ayaa lumin doona xiddigo u muhiim ah safkooda koowaad marka uu xilli ciyaareedku dhammaado haddii aysan qandaraas cusub ka saxiixan.

Uma badna in xiddigo ay ka mid yihiin, Lionel Messi, Mesut Ozil, Alexis Sanchez, Iniesta, Mata iyo Herrera bilaash lagu fasixi karo balse waxay ku jiraan sanadkoodii ugu dambeeyay ee qandaraasyada ay kula joogaan kooxahooda.

Haddaba EEG Shax Cajiib ah oo ay jariiradda The Sun ka sameysay xiddigaha Bilaashka lagu heli karo marka uu xilli ciyaareedka dhamamado:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close