Kooxda Usbuuca ee Premier League….(Morata iyo Kane oo weerarka hogaaminaya)

morata

(England) 25 Sebt 2017. Warsidaha Goal ayaa si hor dhac ah u soo saaray kooxda Usbuuca ee Premier League iyadoo aysan weli ciyaarin kooxda Arsenal oo caawa la ciyaari doonta West Brom.

Chelsea, Liverpool, Man United, Man Cit iyo Tottenham ayaa dhammaan guulo wada gaaray.

Dhaliyaha cusub ee Chelsea Alvaro Morata ayaa dhaliyay saddexleydiisii ugu horreysay ee Chelsea iyo Premier League.

EEG shaxda ay Gool ka sameysay kooxda Usbuuca:

GOOLHAYE:

MAT RYAN | BRIGHTON

Mat Ryan Brighton WatfordDAAFACA:

KYLE WALKER | MANCHESTER CITY


Kyle Walker Manchester City

CESAR AZPILICUETA | CHELSEA


Cesar Azpilicueta Chelsea 2017

PHIL JONES | MANCHESTER UNITED


Phil Jones Manchester United Southampton

STEPHEN WARD | BURNLEY


Premier League Worst Team of the Week Stephen Ward

QADKA DHEXE:

LEROY SANE | MANCHESTER CITY


Leroy Sane Manchester City 2017

IDRISSA GUEYE | EVERTON


Idrissa Gueye Everton Premier League

DAVID SILVA | MANCHESTER CITY


David Silva Andros Townsend Manchester City Crystal Palace 2017

PHILIPPE COUTINHO | LIVERPOOL

Philippe Coutinho Liverpool Leicester
WEERARKA:

HARRY KANE | TOTTENHAM

Harry Kane Tottenham 2017

ALVARO MORATA | CHELSEA


Alvaro Morata Chelsea 2017

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close