Day: September 25, 2017
-
Bannaanka Garoonka
”Horta ma jiraan macallimiin Ingiriis ah oo jooga the Premier League” – Antonio Conte oo ku dhega hadlay macallimiinta Ingiriiska
(London) 25 Sebt 2017 – Macallinka kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa u qanjiiriyay macallimiinta Ingiriiska mar uu la hadlayay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Andrea Agnelli oo ganaax gorodda loo geliyay! (Ku lug lanaashaha dembiyo abaabulan oo lagu helay)
(Torino) 25 Sebt 2017 – Guddoomiya Juventus ee Andrea Agnelli ayaa sanad lagu ganaaxey doorkiisa ku aaddan inuu tigidho ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?
(Roma) 25 Sebt 2017 – Waxaa xalay iyo habeen hore la ciyaaray todobaadkii 6-aad ee horyaalka Talyaaniga oo ay durba…
Read More » -
Italy
RASMI: Suso oo qandaraaska u kordhiyay AC Milan iyo Cuttrone oo mushaarka loo kordhiyay + Sawirro & Muuqaal
(Milano) 25 Sebt 2017 – Kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in la kordhiyay qandaraaska laacibka garab-weerarka…
Read More » -
Champ' League
SAWIRRO: Real Madrid oo u duushay Jarmalka
(Europe) 25 Sebt 2017. Naadiga Real Madrid ayaa u duushay magaalada Dortmund ee dalka Jarmalka si ay Champions League habeen…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Messi, Sanchez, Ozil…(Shax laga sameeyay Koox Cajiib ah oo Bilaash lagu heli karo!!!)
(Europe) 25 Sebt 2017. Manchester United, Arsenal, Barcelona, Juventus iyo Inter Milan ayaa lumin doona xiddigo u muhiim ah safkooda…
Read More » -
Soomaaliya
RASMI: Daa’uud Tubaal oo ku biiray Elman…+SAWIRRO
(Muqdisho) 25 Sebt 2017. Naadiga Elman ayaa soo bandhigtay xiddig kale oo muhiim ah ay kala soo wareegtay kooxda LL.…
Read More » -
Soomaaliya
FIFA oo Siminaar Muqdisho ugu furtay garsoorayaal Soomaaliyeed +SAWIRRO
(Muqdisho ) 25 Sebt 2017.Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Siminaar heerkiisu sareeyo kaasoo sare loogu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Adigaa ka fiican Harry Kane.”. Morata oo la dhacay HEESTA Cusub ay u sameeyeen taageerayaasha Chelsea
(London) 25 Sebt 2017. Alvaro Morata ayaa taageerayaasha Chelsea uga mahad celiyay Heesta cusub oo ay u sameeyeen. 24-jirka ayaa…
Read More » -
England
Kooxda Usbuuca ee Premier League….(Morata iyo Kane oo weerarka hogaaminaya)
(England) 25 Sebt 2017. Warsidaha Goal ayaa si hor dhac ah u soo saaray kooxda Usbuuca ee Premier League iyadoo…
Read More »