Day: September 23, 2017
-
England
Waa maxay sababta ilaa haatan Manchester United ay u shaacin la’dahay waqtiga uu maqnaanayo Pogba?
(Manchester) 23 Seb 2017 Pogba ayuu soo gaaray dhaawac kulankii FC Basel laakiin Man United ayaa ka aamusan ilaa waqtigaas dhaawaca…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: AS Roma vs Udinese – LIVE (Shaxda sugan)
Roma: Alisson; Florenzi, Manolas, Fazio, Kolarov; Strootman, De Rossi, Nainggolan; Perotti, Dzeko, El Shaarawy Udinese: Bizzarri; Stryger Larsen, Angella, Nuytinck,…
Read More » -
Spain
SAWIRRO: Diego Costa oo ku sugan garoonka cusub ee Atletico Madrid kaddib markii uu maray tijaabada caafimaad
(Madrid) 23 Sebt 2017. Diego Costa ayaa daawanaya ciyaarta iminka dhex mareysa kooxdiisa cusub ee Atletico Madrid iyo naadiga Sevilla…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ogoow sababta Riyad Mahrez loogu bixiyay Naynaasta “Tom Hanks”
(Leicester) 23 Seb 2017 Riyad Mahrez ayaa ku guul daraystay inuu ka dhaqaaqo kooxdiisa Leicester City suuqii soo xirmay. Mahrez ayaa…
Read More » -
England
“Waan tabi doonnaa Costa iyo Matic.”.
(London) 23 Sebt 2017. Willian ayaa qiray inuu ka niyad jabay markii uu arkay Chelsea uu lumineysa Diego Costa iyo…
Read More » -
Spain
Messi oo jabinaya Rikoor u yaalay Raul haddii uu gool ka dhaliyo caawa kooxda Girona
(Barcelona) 23 Seb 2017 Lionel Messi ayaa indhaha ku haaya Rikoor kale oo wayn haddii uu caawa gool ka dhaliyo kooxda Girona.…
Read More » -
England
Wenger oo ka hadlay sababta kooxdiisu ay u daahisay heshiis kordhinta ciyaartoyda
(London) 23 Seb 2017 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka hadlay sababta kooxdiisu ay u daahisay heshiis kordhinta ciyaartoydiisa.…
Read More » -
Spain
Diego Costa oo soo xaadiraya kulanka Duhurka ee Atletico Madrid iyo Sevilla
(Madrid) 23 Sebt 2017. Diego Costa ayaa ugu dambeyn helay wado uu kaga baxsado Chelsea kaddib markii uu shalay ka…
Read More » -
Spain
Marcelo, Benzema, Carvajal iyo Isco… Markanna waa Serigio Ramos
(Madrid) 23 Sebt 2017. Real Madrid ayaa eeganeysa mustaqbalka fog iyadoona saxiixyo waqtiyo dhaa dheer ka saxiixatay xiddigo muhiim u…
Read More » -
Ameerika
Wiilka Madaxwaynaha Mareykanka oo ku soo biiray kubbada cagta
(America) 23 Sebt 2017. 11-jirka uu dhalay madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku soo biiray saaxadda kubbada cagta isagoona…
Read More »