Day: September 22, 2017
-
Italy
Kooxda Juventus oo faa’iido ku dhawaaqday
(Torino) 22 Sebt 2017 – Kooxda Juventus ayaa jebisey rikoodhkii faa’iido ee sanad-ciyaareedkii tegey ee 2016-17, iyadoo heshay adduun €200m…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Bayern Munich vs Wolfsburg 2-2 (Bayern oo lagu dhegey)
Bayern Munich – Wolfsburg Bayern Munich – Wolfsburg Bayern Munich – Wolfsburg Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Asensio, Dele Alli, Mbappe…(Waa kee da’yarka ugu fiican adduunka???)
(Europe) 22 Sebt 2017. Jariiradda caanka ah ee ka soo baxda dalka Faransiiska ee L’Equipe ayaa xiddiga Real Madrid ee…
Read More » -
Spain
Xaalada dhaawacyada Real Madrid oo sii xumaaneysa
(Madrid) 22 Sebt 2017. Waxaa la warinayaa in xaalada dhaawacyada Real Madrid ay sii xumaaneyso kaddib markii uu Toni Kroos…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: Diego Costa oo u soo duulaya Spain si uu tijaabada caafimaad ugu maro….
(Aracaju) 22 Sebt 2017. Waxaa la soo sawiray dhilayaha Chelsea Diego Costa oo ka soo duulaya garoon ku yaala Aracaju…
Read More » -
Italy
Kooxda AC Milan oo Jakub Jankto jerinaysa bisha Jannaayo
(Milano) 22 Sebt 2017 – Kooxda AC Milan ayaan qarinin sida ay u doonayso inay sii xoojiso safkeeda si ay…
Read More » -
England
Man United oo isha ku haysa Kieran Tierney (Dhowr kulan oo ay daawanaysay)
(Galascow) 22 Sebt 2017 – Kooxda Manchester United ayaa cagta cagta u saaraysa daafaca kooxda Celtic ee Kieran Tierney. The…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Belotti uma qalmo 100 milyan” – Miralem Pjanic
(Torino) 22 Sebt 2017 – Miralem Pjanic ayaa sheegay inuu Juve ku bartay muhiimadda ay leedahay in 1-0 lagu badiyo,…
Read More » -
France
Neymar oo raali galiyay ciyaartoyda PSG kadib dhacdadii isaga iyo Cavani
(Paris) 22 Seb 2017 Laacibka ugu qaalisan aduunka ee Neymar ayaa raali galiyay ciyaartoyda PSG kadib isku dhicii isaga iyo Cavani.…
Read More » -
Spain
RASMI: Benzema oo qalinka ku duugay heshiis cusub
(Madrid) 22 Seb 2017 Real Madrid ayaa shaacisay in Karim Benzema uu qalinka ku duugay heshiis cusub, wuxuuna noqday laacibkii 3-aad…
Read More »