Day: September 21, 2017
-
Afrika
Tartanka Karateega (Taekwondo) oo beri ka furmaya Rwanda…(Yaa Soomaaliya uga qeyb galaya??)..+SAWIRRO
(Kigali) 21 Sebt 2017. Caasimadda dalka Rwanda ee Kigali ayaa waxaa berito ka furmi doona tartanka loo yaqaano Karateega (Taekwondo)…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
AC Milan oo samaysay arrimo ay sanado badan moogeeyd!
(Milano) 21 Sebt 2017 – Kooxda AC Milan oo sanadkan lacago badan ku farraqday suuq-xagaaga kala iibsiga ayaa muujinaysa astaamo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Daawashada ciyaaraha horyaalka Talyaaniga oo kordhaysa!
(Roma) 21 Sebt 2017 – Waxaa xalay iyo habeen dambe la dheeley todobaadka 5-aad ee horyaalka Talyaaniga, kaasoo celcelis ahaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?
(Roma) 21 Sebt 2017 – Waxaa xalay iyo habeen hore la ciyaaray todobaadkii 5-aad ee horyaalka Talyaaniga oo ay durba…
Read More » -
Spain
Messi oo ka tagaya Barcelona haddii ay dhacdo xaaladaan
(Barcelona) 21 Seb 2017 Lionel Messi ayaa ka tagaya kooxdiisa Barcelona haddii gobolka Catalonia uu ka go’o Spain inteeda kale. Laacibka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Bakayoko oo galay shil gaari iyo dhaawac soo gaaray…+SAWIRRO
(London) 21 Seb 2017 Laacibka kooxda Chelsea ee Bakayoko ayaa galay shil gaari xili uu ka soo baxay xarunta tababarka ee kooxdiisa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Real Madrid oo walaac wayn ka muujineysa Qorshe uu Ronaldo la maagan yahay Messi!!!
(Madrid) 21 Sebt 2017. Naadiga Real Madrid ayaa walaac ka muujineysa qorshe uu Cristiano Ronaldo ku damacsan yahay inuu Lionel…
Read More » -
Spain
Cristiano Ronaldo oo xalay soo celiyay Rikoodh aan fiicneyn uu horey u sameeyay
(Madrid) 21 Sebt 2017. Ronaldo ayaa soo celiyay Rikoodh xun uu horey u sameeyay ciyaartii xalay ay guul darada lama…
Read More » -
France
Neymar oo codsaday in la fasaxo Cavani iyo laacibka oo looga gacan haatinayo talyaaniga
(Paris) 21 Seb 2017 Kooxaha ugu tunka wayn talyaaniga ee kala ah Juventus, Inter iyo Napoli ayaa u gacan haatinaya Edinson Cavani.…
Read More » -
England
Guardiola oo hoos u dhigay Halista dhaawaca Ilkay Gundogan
(Manchester) 21 Seb 2017 Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay dhaawicii xalay soo gaaray laacibkiisa Ilkay Gundogan. Guardiola ayaa…
Read More »