XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 19 Sebt 2017 – Waxaa todobaad dhamaadkii dhowaa la ciyaaray todobaadkii 4-aad ee horyaalka Talyaaniga oo ay durba hoggaanka isku hayaan kooxaha Napoli, Juve iyo Inter oo taxa sare ku hilan.
Haddaba waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan wacdaraha ka dhigay horyaalka Talyaaniga ee Serie A, waxaa jawaabta su’aashaasi isku dayaya Dave Taylor oo soo xulay 11-ka todobaadkan ugu fiicnaa todobaadkan 4-aad.
Samir Handanovic [Inter]
Alessandro Florenzi [Roma]
Milan Skriniar [Inter]
Bastos [Lazio]
Cristiano Biraghi [Fiorentina]
Juan Cuadrado [Juventus]
Davide Calabria [Milan]
Lorenzo Insigne [Napoli]
Paulo Dybala [Juventus]
Dries Mertens [Napoli]
Federico Chiesa [Fiorentina]
XARFAANTA XUSIDDA MUDAN: German Pezzella [Fiorentina], Nikola Kalanic [Milan], Edin Dzeko [Roma], Jose Maria Callejon [Napoli] Faouzi Ghoulam [Napoli], Samuel Bastian [Chievo], Ciro Immobile [Lazio] Franck Kessie [Milan], Pietro Pellegri [Genoa]
Gool FM