Juventus oo badalka Buffon ka raadinaysa horyaalka Spain

Buffon

(Torino) 19 Seb 2017 Kooxda Juventus ayaa baadi goob ugu jirta badalka goolhaye Buffon kaas oo la filayo inuu ka fariisto ciyaaraha dhamaadka xiliciyaareed kan.

TuttoSport ayaa daaha ka qaaday in Juventus ay xiriir la samaysay Atletico Madrid si ay u hesho goolhaye Jan Oblak dhamaadka xiliciyaareed kan.

Image result for Oblak

Juventus ayaa u baahan goolhaye kale oo dheeri ah kadib suuqii xaggaaga oo ay Arsenal kala wareegeen Wojciech Szczęsny.

Jan Oblak ayaa kula jira kooxdiisa Atletico Madrid heshiis dhacaya 2021, wuxuuna qorshaynayaa inuu ka tago kooxda si uu u sameeyo tijaabo cusub.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close