BOLOGNA VS INTER MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Bologna) 19 Sebt 2017 – Waxaa caawa fiidkii kulankeeda 5-aad ee horyaalka Talyaaniga ciyaaraysa kooxda Inter Milan oo hoggaanka horyaalka la wadaagaysa kooxaha Juve & Napoli, waxayna markan u martiyaysaa kooxda Bologna.

Dhanka Bologna: Donsah ayaa waxaa bedelaya Pulgar oo noqonaya bedelka qura ee uu Donadoni ku sameeyay safka kulankii Fiorentina. De Maio iyo Destro oo aan jir ahaan taam ahayn ayaa kaydka ku bilaaban kara.

Dhanka Inter: Saamiga Nagatomo ayaa sare u kacay wuxuuna booska dadabka bidix ku haystaa Dalbert iyadoo la isku khilaafsan yahay midka safanaya caawa. Vecino ayaa nasin doona Gagliardini isagoo uu garab taagan yahay Borja Valero. Brozovic ayaa safka kusoo biiray isagoo bara bixinaya Joao Mario. Looma yeerin Santon.

KAYDKA

  • 1 DA COSTA, 34 RAVAGLIA, 13 BRIGNANI, 6 DE MAIO, 42 FRABOTTA, 15 M’BAYE, 2 NAGY, 5 PULGAR, 12 CRISETIG, 7 PETKOVIC, 10 DESTRO, 30 OKWONKWO
  • 27 PADELLI, 46 BERNI, 13 RANOCCHIA, 21 SANTON, 61 VANHEUSDEN, 29 NAGATOMO, 5 GAGLIARDINI, 10 JOAO MARIO, 17 KARAMOH, 23 EDER, 99 PINAMONTI

GANAAXAN

  • Cidna

AAN LA HELI KARIN

  • Krejci, Falletti, Torosidis, Keita, Maietta
  • Cancelo

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close