Day: September 19, 2017
-
Spain
Zidane oo xaqiijiyay in isaga iyo Real Madrid ay wada gaareen heshiis
(Madrid) 19 Seb 2017 Tababare Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay inuu heshiis la gaaray kooxdiisa Real Madrid ka hor kulanka Real Betis.…
Read More » -
Spain
Ousmane Dembele oo maray qaliin lagu guulaystay (Imisa ayuu maqnaanayaa)
(Barcelona) 19 Seb 2017 Barcelona ayaa shaacisay in Ousmane Dembele lagu sameeyay qaliin lagu guulaystay kadib dhaawicii soo gaaray. Ousmane Dembele ayuu…
Read More » -
Germany
Manuel Neuer oo ka maqnaanaya garoomada ilaa sanadka cusub ee 2018
(Munich) 19 Seb 2017 Bayern Munich ayaa si rasmi ah u shaacisay in goolhaye Manuel Neuer lagu sameeyay qaliin. Goolhayaha ayaana garoomada…
Read More » -
Germany
Franck Ribery oo iska diiday dalab qaali ah suuqii xaggaaga
(Munich) 19 Seb 2017 Franck Ribery ayaa iska diiday dalab waali ah oo uga yimid dhanka horyaalka shiinaha sida ay daabacday…
Read More » -
Italy
Juventus oo badalka Buffon ka raadinaysa horyaalka Spain
(Torino) 19 Seb 2017 Kooxda Juventus ayaa baadi goob ugu jirta badalka goolhaye Buffon kaas oo la filayo inuu ka fariisto…
Read More » -
Italy
XIISE DIB LOO HELAY: Labadii kulan ee ay AC Milan San Siro ku ciyaartay waxaa daawaday in ka badan 100 kun oo taageere
(Milano) 19 Sebt 2017 – Kooxda AC Milan ayaa u muuqata mid dib u kasbanaysa taageerayaasheeda maxalliga ah ee loo…
Read More » -
Italy
XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?
(Roma) 19 Sebt 2017 – Waxaa todobaad dhamaadkii dhowaa la ciyaaray todobaadkii 4-aad ee horyaalka Talyaaniga oo ay durba hoggaanka…
Read More » -
Italy
BOLOGNA VS INTER MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!
(Bologna) 19 Sebt 2017 – Waxaa caawa fiidkii kulankeeda 5-aad ee horyaalka Talyaaniga ciyaaraysa kooxda Inter Milan oo hoggaanka horyaalka…
Read More » -
Germany
Ancelotti oo ka hadlay dhaawaca goolhaye Manuel Neuer
(Munich) 19 Seb 2017 Tababare Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay dhaawaca goolhaye Manuel Neuer kaas oo ku dhaawacmay tababarkii shalay. Ancelotti ayaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Baraha bulshada oo aad loogu qaadaa dhigayo shilkii Neymar-Cavani (Arag sawirrada & qoraallada)
(Paris) 19 Sebt 2017 – Qolka lebiska ee Paris Saint Germain ayaa budo noqday iyadoo uu burburay xiriirka laacibiin aasaasi…
Read More »