Day: September 18, 2017
-
toos
-
Soomaaliya
DEG DEG: Naadiga Jeenyo oo diiday inay ciyaarto koobka Jenaraal Daa’uud
(Muqdisho) 18 Sebt 2017. Kooxda LL.PP Jeenyo ayaa diiday inay ka qeyb gasho koobka Jeneraal Daa’uud oo Jimcihii furmay. Maalinta…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ka bogo sida ay kooxaha Yurub ugu kala sarreeyaan dhanka UEFA
(Nyon) 18 Sebt 2017 – Markasta oo la ciyaaro kulamada qaaradda Yurub ee UCL & UEL waxaa la soo saaraa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Patrik Schick oo isagoo dhaawac kasoo kabanaya sii dhaawacmay!
(Roma) 18 Sebt 2017 – Waxaa lasoo werinayaa in uu markale dhaawacmay qannaaska AS Roma ee Patrik Schick isagoo sidaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Bonocci Juve ugama soo tegin Allegri dartii” – Xaaska Bonucci oo waxyaabo badan daboolka ka qaadday!
(Milano) 18 Sebt 2017 – Xaaska Leonardo Bonucci ee Martina ayaa ku adkaysanaysa in aanu Bonucci Juventus uga tegin “muran…
Read More » -
Germany
Dhaawaca Ousmane Dembele oo 10 milyan ka hor istaagaya Borussia Dortmund
(Dortmund) 18 Seb 2017 Borussia Dortmund ayaan la dhicin dhaawicii soo gaaray laacibkoodii hore ee Ousmane Dembele kaas oo xaggaagii ku biiray…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus oo tababarkii la tagtay garoonkeeda caadiga ah + Sawirro
(Torino) 18 Sebt 2017 – Kaddib guushii 4-aad ee xiriir ah oo ay ka gaarto 4 kulan oo ilaa haatan…
Read More » -
England
“David Luiz wuxuu aaminsan yahay in qalad lagu galay isaga ka hor KAARKA CAS.”.
(London) 18 Sebt 2017. David Luiz ayaa kaarka cas loo taagay kulankii shalay ka dhacay Stamford Bridge ay Chelsea iyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XOG: Jesús Joaquín Fernández Sáenz Suso oo ogolaaday qandaraad cusub
(Milano) 18 Sebt 2017 – Waxaa lasoo werinayaa in Jesús Joaquín Fernández Sáenz de la Torre Suso uu ogolaaday in loo…
Read More » -
Germany
Manuel Neuer oo muddo bilooyin ah garoomada ka maqnaan kara
(Munich) 18 Seb 2017 Kooxda Bayern Munich ayaa helaysa war naxdin leh kadib markii saaka uu dhaawac uga baxay tababarka kooxda…
Read More »