Wuxuu u tartami karaa goolka Xilli ciyaareedka…(Daawo GOOLKII Valencia)

gool

(Manchester) 17 Sebt 2017. Saddex daqiiqo uun markii ay socotay ciyaartii dhawaan ay Man United 4-ta gool ku xaaqday Everton Antonio Valencia ayaa shabaqa ku hubsaday gool aan innaba caadi ahayn kaa oo dhabtii u tartami kara goolka sanadka ee Premier League.

Daafaca garabka midig oo taagan diilinta ganaaxa horteeda ayaa kubbad dhinaca kaga timid say tahay u garaacay  isla markaana ku hubsaday halka sare ee shabaqa.

Bal DAAWO:


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close