SSC NAPOLI VS BENEVENTO: Shaxda & safafka ay galabta kusoo geli karaan!

(Napoli) 17 Sebt 2017 – Waxaa galabta kulankeedii 4-aad ciyaaraysa kooxda SSC Napoli oo ka mid ah kooxaha yar ee weli horyaalka ku wada rikoodh 100% ah, iyadoo madadaalinaysa kooxda Benevento.

Dhanka Napoli: Hamsik ayaa bilowgiiba safanaya, dhanka dadabka midig ee daafaca waxaa dhici karta inuu soo noqdo Maggio si loo nasiyo Hysaj. Weerarku waa seddexda fudud ee orodka badan.

Dhanka Benevento: Dhowr laacib ayaa ka maqan kooxda Baroni, waxaana loo yeerin Costa, Iemmello, D’Alessandrio iyo Ciciretti, balse waxaa soo laabtay laacibka Lombardi.

KAYDKA

  • 22 SEPE, 1 RAFAEL, 6 MARI RUI, 21 CHIRICHES, 42 DIAWARA, 2 HYSAJ, 30 ROG, 15 GIACCHERINI, 19 MAKSIMOVIC, 37 OUNAS, 20 ZIELINSKI, 99 MILIK
  • 22 BRIGNOLI, 6 DJIMSITI, 18 GYAMFI, 13 CHIBSAH, 95 GRAVILLON, 4 DEL PINTO, 14 VIOLA , 32 PUSCAS, 26 PARIGINI, 90 ARMENTEROS

GANAAXAN

  • CIDNA

AAN LA HELI KARIN

  • Costa, Ciciretti, Iemmello, D’Alessandro, Djsmisti

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close