SASSUOLO VS JUVENTUS: Shaxda & safafka ay duhurkan kusoo geli karaan!

(Sassuolo) 17 Sebt 2017 – Kooxda Juventus oo sanadihii dambe iska sacabaysanaysay horyaalka Serie A balse sanadkan culays intii hore ka badan wajahaysa ayaa doonaysa inay si kastaba halkeeda kasii wadato guuleheeda iyadoo duhurkan la ballansan kooxda Sassuolo.

Dhanka Sassuolo: Waxaa maqan Berardi, oo uu dhaawac ka gaarey dhanka lugta bidix kulankii Atalanta. Weerarka Falcinelli ayaa ka horreeya Matri.

Dhanka Juve: Waxaa soo taagan oo aan nasan doonin jookarka Juve ee Dybala sida uu sheegay Allegri, dhanka garab-weerarka midig waxaa boos isku haysta Cuadrado iyo Bernardeschi.

KAYDKA

  • 77 PEGOLO, 70 MARSON, 78 ADJAPONG, 23 GAZZOLA , 90 RAGUSA, 55 LETSCHERT, 7 MISSIROLI, 6 MAZZITELLI, 8 BIONDINI, 29 CASSATA, 10 MATRI, 14 SCAMACCA
  • 23 SZCZESNY, 16 PINSOGLIO, 4 BENATIA, 12 ALEX SANDRO, 15 BARZAGLI, 27 STURARO, 30 BENTANCUR, 11 DOUGLAS COSTA, 33 BERNARDESCHI

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Dell’Orco, Berardi
  • Pjaca, Marchisio, Khedira, De Sciglio, Howedes

b

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close