HORDHAC: Real Sociedad vs Real Madrid

Real-Sociedad-vs-Real-Madrid-LeagueLane-Pedictions-Spanish-LaLiga

(Madrid) 17 Sebt 2017. Real Madrid waxa ay isha ku haysaa in ay dib ugu soo noqoto dhabihii guulaha kaddib markii ay labadii kulan ee ugu dambeeyey La Liga gashay bar bar dhacyo.

Waxaa ka maqan xiddiggo badan oo safkeeda muhiim u ah balse Zidane waxaa ka go’an helitaanka saddexda dhibcood.

Maxaa ka cusub Real?

– Marcelo and Cristiano Ronaldo waxa ay uga maqnaan doonaan Real Madrid kulankan ganaaxyo.

– Theo Hernandez ayaa ka dheeli doona dambeedka biddix

– Marco Asensio and Isco waxa ay u xil saarnaan doonaaan garbaha duullaanka.

– Karim Benzema dhaawac ayuu ku maqnaan doonaa taas oo Borja Mayoral siineysa fursad.

– Marco Asensio sidoo kale waa laga dheel siin karaa weerarka dhexe.

RAADRAAC

-Real Madrid wey guuleysatay 10kii kulan ee ugu dambeeyey oo ay dibada ku soo dheeshay horyaalka La Liga.

-Los Blancos wey ka adkaatay Real Sociedad 15 ka mida 17dii kulan ee ugu dambeeysay dhammaan tartamada.

SAFAFKA LA FILI KARO

Real

Gegida: Anoeta

Saacadda Geeska Africa: 9:45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Ignacio Iglesias

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close