Laba Shax oo laga sameeyay xiddigaha sanadkan seegaya koobka Jenaraal Daa’uud

shax

(Muqdisho ) 16 Sebt 2017.Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa kal hore soo saaray go’aan adag oo ku wajahan kooxaha ka qeyb galay koobka Janeraal Daa’uud oo shalay furmay.

Kooxaha ka qeyb qaadanaya koobka Janeraal Daa’uud oo tiri ahaan gaaraya 16 naadi ayaa lagu war galiyay in aysan ciyaarsiin Karin xiddig aan diiwaanka ugu jirin isla markaana aan u dheelin kullamadii horyaalka.

Go’aanka ka soo baxay xiriirka ayaa waxa uu meesha ka saaray in garoomada lagu arko qaar ka mid ah xiddigaha ugu magaca weyn Soomaaliya.

Eeg Shaxda 1’aad

WWW

Shaxda 2’aad

cae

Magacyada xiddigaha

Catoosh,Deeq Aarryo,Meyman,Shakuur Aala,Xasaasi,Mustaf Khaalib,Qubaaye,C/qaadir Daandii,Macaani oo dhaawac ah,Mahad Saha,Aadan Eeney,Anwar Sayid Cali,Feysal Xaashi,Saciid Mata,Baazi Maxamed,Najiib Benteke,Bille  Muxidiin,Yaasiin Indha Boojo,Daadir Camo

W/D:Mahad Shariif Jilacoow

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close