HORDHAC: Getafe Vs. Barcelona

Getafe-vs-Barcelona-LaLiga-Pedictions-LeagueLane

(Madrid) 16 Sebt 2017. Tan iyo markii uu La Liga bilowday Ernesto Valverde waxa uu badisay dhammaan 3da kulan ee ay Barcelona ciyaartay.

Ka sakow guushii Juve ee ay ka gaareen toddobaadkan, Barca waxa ay isha ku haysaa sii wadida guulaha horyaalka.

Maxaa ka cusub Barca?

-Waxa ay u badan tahay in Ernesto Valverde uu xiddigo nasiyo kaddib kulankii Barcelona.

– Lucas Digne iyo Javier Mascherano waxa ay ku soo laaban doonaan daafaca halka Andre Gomes iyo  Paulinho dhexda laga filayo.

-Saddexda hore is bedel lagama filayo walow Deulofeu uu bilow raajicinayo.

RAADRAAC

-Barcelona wey badisay 10kii kulan ee ugu dambeeyey La Liga.

-Barcelona 14 ka mida 17dii kulan ee ugu dambeeysay Getafe wey ka badisay dhammaan tartamada.

SAFAFKA LA FILI KARO

wa

Gegida: Coliseum Afonso Perez

Saacadda Geeska Africa: 5:15 Pm

Dhex dhexaadiyaha: David Fernandez

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close