KALA SARREEYNTA UEFA: EPL oo kaalinta 2-aad ka xoogey Bundesliga & Serie A oo kasii xoogi rabta kaalinta 3-aad

(Nyon) 15 Sebt 2017 – Xiriirka UEFA ayaa daabacay qiimayntii ugu dambaysay ee booska xiriirrada kubada cagta qaaradda Yurub kaddib kulamadii todobaadkan ee Champions League iyo Europa League.

Kaddib kulamadan, EPL ayaa kaalinta 2-aad kala baxay Bundesliga oo haatan kaalinta 3-aad u dhacay, iyadoo Serie A oo kaalinta 4-aad ku jirta ay qarka u saaran tahay inay Bundesliga ka xoogto booska 3-aad, waloow aysan dhowayn Faransiiska oo kaalinta 5-aad ku jira oo kaliya helay 0.17 dhibcood aadna uga fog inay ku riyoodaan kaalinta 4-aad oo ah booska ugu hooseeya ee 4 koox looga heli karo CL.

1. Spain, 91,855

2. England, 64,748

3. Germany, 63.998

4. Italy, 63.082

5. France, 48,415

b

b4

b

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close