Kaamirooyinka oo soo qabtay Dani Carvajal oo ku kacay Fal Cunsurinimo ah!!!!

da

(Madrid) 15 Sebt 2017. Daafaca Real Madrid Dani Carvajal ayaa lagu soo eedeeyay inuu fal cunsurinimo ku kacay kulankii ay Real Madrid bar baraha la dhaafi waysay Levanta horyaalka La Liga sida ay sheegayaan warar ka imaanaya Spain.

Mundo Deportivo ayaa qortay inay Kaamirooyinka soo qabteen daafaca reer Spain oo ku qeylinaya “Daanyeer Xun”, oo uu ku oranayay xiddiga qadka dhexe ee Levante Jefferson Lerma.

DJuGc1uU8AAZtGU

Carvajal ayaa dhacdadan ku kacay qeybtii labaad ee ciyaarta, balse midkoodna ma maqlin garsooraha ciyaarta iyo laacibka reer Clombia ee aflagaadada loo geystay.

25 jirka ayaa xaalad khatar ah wajihi kara haddii ay xiriirka FA  dalka Spain dib u daawadaan muuqaalka maadaama laacibka horey loogu soo eedeeyay sheekadan oo kale.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close