Hakan Çalhanoğlu oo noqday laacibkii ugu horreeyay ee Turkey ah ee abid gool u dhaliya AC Milan + Sawirro

(Austria) 15 Sebt 2017 – Laacibka kubad qaabeeyaha ah ee reer Turkey ee Hakan Çalhanoğlu ayaa xalay wacdaro ka dhigay kulankii Austria Vienna vs AC Milan oo goolka furitaankana ku lahaa laba kalena u dhigay A. Silva.

Haddaba, Hakan Çalhanoğlu ayaa sidaa ku noqonaya laacibkii ugu horreeyay ee Turkey ah ee abid gool u dhaliya kooxda Milan marka dib loo raaco guud ahaanba soo yaalkeeda dhanka tartamada qaaradda Yurub.

AC Milan ayaa kaddib jabkii Lazio u wareegsatey shaxda 3-5-2 taasoo sidoo kale u fasirmaysay 3-4-1-2 taasoo firaaqo badan siisay Calha oo xalay sameeyay bandhig nin wayn maaddaama uu booskaa ku wanaagsan yahay.

b12 b5 b6 b7 b3 b4 b2 b b1

b6

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close