Isco iyo Real Madrid oo heshiis wada gaaray (Goorma ayuu saxiixayaa heshiiska cusub)

(Madrid) 14 Seb 2017 Real Madrid ayaa shaacisay inay heshiis la gaartay laacibkooda Isco kaas oo mugdi lagaliyay mustaqbalkiisa.

Isco iyo Real Madrid ayaa kuwada heshiiyay inuu saxiixo heshiis ku eg ilaa 2022 kaas oo lagu burburin karo 700 milyan oo euro, wuxuuna saxiixayaa heshiiskaan barri oo jimco ah.

25 jirkaan reer Spain ayaa ka soo hor muuqanaya saxaafada 3-da galabnimo ee jimcaha kadib marka uu saxiixo heshiiska cusub.

Waa laacibkii labaad ee Real Madrid ay heshiis cusub ka saxiixdo kadib Marcelo oo maanta saxiixay heshiis cusub.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close