Garsoorayaasha Serie A-da qabanaya todobaadka 4-aad oo la saaray!

(Roma) 14 Sebt 2017 – Waxaa lagu dhawaaqay garsoorayaasha horyaalka Talyaaniga qabanaya todobaadka 4-aad ee Serie A, iyadoo uu Davide Massa midigta ku dhigayo kulanka ay Juventus u martiyi doonto Sassuolo.

Kooxda Bianconeri ayaa Reggio Emilia u safraysa Axadda iyadoo ay weli kasii qoyan tahay guuldarradii bahdilka ahayd ee 3-0 kula tumatay Barcelona oo ku heshay Camp Nou.

Hoos ka eeg kulamada oo idil.

Garsoorayaasha todobaadka 4-aad ee Serie A

Chievo-Atalanta – Pierpaolo Mariani
Crotone-Inter – Luca Banti
Fiorentina-Bologna – Paolo Valeri
Genoa-Lazio – Daniele Orsato
Milan-Udinese – Marco Guida
Napoli-Benevento – Massimiliano Irrati
Roma-Verona – Luca Pairetto
Sassuolo-Juventus – Davide Massa
SPAL-Cagliari – Eugenio Abbattista
Torino-Sampdoria – Paolo Tagliavento

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close