Jese Rodriguez oo FARIIN Qiiro leh u soo diray Wiilkiisa oo Dhicisnimo ku dhashay!!

jees

(Europe) 13 Sebt 2017. Xiddigii hore ee Real Madrid iminkana u safta naadiga Stoke City ee Premier League Jese Rodriguez ayaa fariin aad u qiiro badan baraha Bulshada u soo dhigay wiilkiisa oo Dhicisnimo ku dhashay.

Wuxuu soo qaatay Sawirka wiilkiisa NYAN isagoo madaxa ka shubinaya wuxuuna soo daba dhigay qoraalkan:

“Waa Been hadduu aduunka aaminsan yahay inaadan aad u fiicnayn.

“Maalin kasta oon jooga dhinacaaga waxbaan kaa baran doonaa, awoodaada, rabitaankaaga, dabeecadaada ah inaan wax laga niyad jabin, naxariistaada, khatartaada sida aad u yartahay iyo sida aad u dhibtooneyso.

Si el mundo piensa que no eres lo suficientemente bueno, es MENTIRA. Eres lo mejor que le ha podido pasar. Cada día a tu lado aprendo de ti, tú fuerza , tus ganas , tu actitud de no rendirte , tú ternura , tú seriedad para lo pequeñito que eres , tú forma de sufrir y poco a poco vas saliendo adelante , en fin muchas cosas que me llenan mi corazón dentro de lo malo de la situación, aún así siempre me darás felicidad gracias NYAN👶❤️Yo voy a correr más ,a meter muchos goles y a todo lo que puede hacer un padre solamente por ver a sus hijos en casa sin parar de sonreir. Voy hacer eso y más mi GUERRERO 💪🏼🙏🏼 siempre contigo. Todo va a salir bien, y estaré a tu lado siempre ❤️ Gracias a mi bebé @aurah.ruiz por ser tan valiente con todo lo que estás pasando, yo siempre seguire contigo 😍👪 les amo mucho siempre en mi corazón pase lo que pase 🙏🏼 aveces no todo comienzo bebe tiene buena felicidad al ser mamá por primera vez es difícil pero si te prometo que no te fallare y estaré en todas contigo y con mis hijos ❤️ se merecen todo ❤

A post shared by Jesé Rodríguez (@jeserodriguez10) on

“Had iyo jeer farxad ayaad I siin dontaa. Mahadsanid NYAN.

“Inbadan ayaan ordi doonaa si aan u dhaliyo goolal badan iyo wax kasta oo uu aabe sameyn karo, kaliya si uu u arko caruurtiisa oo guriga ku dhoola caddeynaysa.

“Midaa ayaan sameyn doonaa iyo inkabadan Dagaalyahankeygiyoow, markasta waan kula jiri doonaa.

“Wax kasta way hagaagi doonaan waxaana markasta joogi doonaa dhinacaaga.”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close