Demebele, kulankiisii kowaad iyo caawin

qeq

(Catalonia) 10 Sebt 2017. Ousmane Demebele waxa uu ka soo galay keydka si uu u safto kulankiisii kowaad ee Barcelona ciyaartii Espanyol.

Saddexleydii Lionel Messi ayaaa u sahashay Barca in ay soo galiso xiddigga ugu fadhiya €105 million waxaana la keenay daqiiqadii 68-aad waxyar uun ka hor markii uu Messi dhaliyey goolkiisii saddexaad.

Daqiiqadihii koobnaa ee uu ku jiray gegida waxa lagu galay qalad isaga oo kaarka jaalaha sabab u noqdo in la siiyo Aaron Martin

Laakiin waxqabadkiisii ugu weynaa waxa uu yimi goolkii shanaad isaga oo inta uu soo xerooday u salaxay Luis Suaez.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close